Waqtiga la qabanayo doorashada Kursigii ay ka geeriyootay Xil. Aamina Maxamed oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kursiga tirsigiisau yahay HOP#135 . Kursigan ayaa horey waxaa ugu fadhisay Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Baledweyne, Aamina ayaa sidoo kale mar kale u sharaxneed kursigan balse waxaa kasoo hormartay … Continue reading Waqtiga la qabanayo doorashada Kursigii ay ka geeriyootay Xil. Aamina Maxamed oo la shaaciyay